Ruto: “Uhuru Kenyatta si fiican iiguma hambalyeyn, kumana faraxsana guusheyda”

Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay in madaxweynaha xilka ka degaya Uhuru Kenyatta uu si gaabis ah ugu hambalyeeyey guusha uu ka gaaray doorashada. Ruto ayaa sheegay in muhiimaddu ay tahay guusha uu ka gaaray doorashada, laakin wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in madaxweyne Kenyatta aanu ku faraxsaneyn in laga adkaaday musharixii … Continue reading Ruto: “Uhuru Kenyatta si fiican iiguma hambalyeyn, kumana faraxsana guusheyda”